daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Waraysi uu Somali Cable Tv la yeeshay Madaxwaynaha maamulka Puntland C.wali Maxamed Cali Gaas oo Su’aalo kala duwan la Waydiiyey.
Gaas ayaa wax laga waydiiyey Xaalada Puntland, Waxyaabaha u Qabsoomay, Ciidamadii Kacdoonka Sameeyay, Madaxda Cusub ee Dawlada Soomaaliya, Sababta uu Xarunta uga dhigtay magaalada Boosaaso, Wararka sheegay inuu isku Shaan-dhayn Samaynayo, Qorshaha Imaaraadka ee Boosaaso, iyo Su’aalo kala Duwan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:04 and have
, Published at