MUUQAAL: Universal Tv oo Baahiyey Warbixin Dhegaha looga Tumay C.wali GAAS iyo Diyaarada uu Saaran yahay

MUUQAAL: Universal Tv oo Baahiyey Warbixin Dhegaha looga Tumay C.wali GAAS iyo Diyaarada uu Saaran yahay

daajis.com:- Telefishinka Universal ayaa Warbixin ka Diyaariyey Safarada C.wali Gaas oo noqday Madaxwaynihii ugu Safarka Badnaa ee Puntland, Iyadoo si gaar ah loogu Xusay Safarkii uu shalay uga baxay Boosaaso, Xili Abaaro Ba’an iyo Kacdoono ay ka Jiraan deegaaanada Puntland.


Sidoo kale Safarka C.wali gaas ayaa kusoo beegamaya Odayaal iyo Waxgarad ayaa ku guulaysteen inay Qanciyaan Ciidamadii Qabsaday Wadooyinka magaalada Garoowe.

Dhinaca kale Baarlamaanka Puntland ayaa ku sheegay Safarka C.wali gaas mid aad u Tiro badan, Islamarkaana uu dhaqaalo badan ku baxo, Iyadoo aysan Jirin wax Midho dhal ah oo uu kala soo Noqdo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada