Daawo Muuqaal: Ciyaaryahaan Paul Pogba Oo Lagu Weeraray Maqaayaad, Saxan Duulaya Ayaa Laga Hor Geeyay ,Sababta Maxay Aheyd Yaana Ka Dameeyay

Daawo Muuqaal: Ciyaaryahaan Paul Pogba Oo Lagu Weeraray Maqaayaad, Saxan Duulaya Ayaa Laga Hor Geeyay ,Sababta Maxay Aheyd Yaana Ka Dameeyay

daajis.com:-Wargeyska The Sun ayaa baahisay muuqaalka qadka dhexe Man United ee Pogba oo lagu wareeray maqaayad ku taal magaalada Manchester ee Ingiriiska

Taageero xanaaqsan ayaa saxan ku soo tuuray balse laacibka nasiib ayuu lahaa oo saxankii lagu tuuray kuma dhicin kadib markii uu u gooyay kana kambaday

Waxaa lagu waramayaa in taageerahaas uu ka xanaqsanaa Pogba oo ka diiday in uu siiyo saxiixiisa oo uu funaanad uu xernaa u saxiixo

Waxaa markii dambe loo yeeray Police oo ninkii xeray

HALKAAN HOOS KA DAAWO MUUQAALKA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada