DAAWO MUUQAAL: Qaraxii Ka dhacay Muqdisho iyo Khasaaraha ka Dhashay

DAAWO MUUQAAL: Qaraxii Ka dhacay Muqdisho iyo Khasaaraha ka Dhashay

daajis.com:- Gaadhi laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa lagu dhuftay Bar­koontorool oo ciidamada Dowladdu ay ku leeyihiin Isgooyska Xaawa­taako ee magalada Muqdisho, waxaana ka dhashay  khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.


Saraakiisha ammaanka ayaa xaqiijiyay Qaraxan in ay ku geeriyoodeen 5 Qof, halka sidoo kalena ay ku dhaawacmeen tirro kale oo goobta Qaraxa ku sugnaa oo ay ku jiraaan dumar iyo dhalinyaro.

Goobjoogayaal ayaa sheegay in gaadhiga qarax fuliyaya uu ahaa Caasi isla markaana uu aad ugu dhawaaday Koontoroolka ciidamada oo ku yaal dhinaca wadada aada Boondheere ee geesta ku heysa Golaha Murtida iyo Mada’daalada Qaranka.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:50 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada