DAAWO: Xildhibaan Weerar ku qaaday R/Wasaare Khayre Iyo Farmaajo Isagoo Sheegay inay Leeyihiin Wasiir gaar ah ?

DAAWO: Xildhibaan Weerar ku qaaday R/Wasaare Khayre Iyo Farmaajo Isagoo Sheegay inay Leeyihiin Wasiir gaar ah ?

daajis.com:- Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee laga soo Doorto Koonfur Galbeed ayaa sheegay in baarlamaanka Soomaaliya in aysan meelmarin doonin Golaha Wasiirada Cusub ee Soomaaliya.


Wuxuu ku dooday inay Xaq u lahayd Beeshiisu inay Qaadato Wasiirka Maaliyadda iyo Raysal Wasaare ku xigeenka, Waxaana la waydiiyey inay tahay mid ugu taalla Dastuurka ?

Idiris ayaa xusay in Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya uu Al-babaabada ka Xidhay, Sidoo kalana Wuxuu eedayn u jeediyey Madaxwayne Farmaajo, Wuxuu sheegay in Xildhibaanada ay yeelan doonaan kulamo kala duwan oo looga hortagaayo Ansixinta Wasiirada.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada