daajis.com:- Faysal Cali Waraabe oo Waraysi siiyey Universal Tv ayaa Su’aalo kala duwan la hordhigay, Wuxuuna ugu horayn Xaaraan ku tilmaamay Mudo kordhinta ay sameeyeen Xubnaha Guurtida ee S.land.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Wuxuu sidoo kale ka hadlay Hadalkii C.raxmaan Cirro oo sheegay inay ka mid yihiin Dawlada Federaalka, Hadii Heshiiska Imaaraadka la dhaqan geliyo, Isagoona Weerar ku qaaday.
Wuxuu ka hadlay Arimo Quseeya Dawlada Soomaaliya, Xidhiidhka isaga kala
dhexeeya Xildhibaanada kasoo Jeeda Gobolada Waqooyi iyo Arimo kale.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:33 and have
, Published at