Daawo Qaraxii iyo Khasaaro kala duwan oo ka dhashay Qarax goordhow ka dhacay Muqdisho

Daawo Qaraxii iyo Khasaaro kala duwan oo ka dhashay Qarax goordhow ka dhacay Muqdisho

daajis.com:- Qaraxa loo adeegsaday gaari ayaa waxa uu duhurnimadii maanta ka dhacay Maqaaxida Banooda oo kasoo horjeeda Hoteel Nasa Hablood kuna taal inta u dhexeysa Daljirka dahsoon iyo Taalada Xaawa Taako.

Qaraxa ayaa lagu soo beegay xili ay aad u mashquul badneyd goobta waxa ayna ishu qabaneysay Gaariga Qarxay iyo gaadiid kale oo goobta ku gubtay.

Qaraxa ayaa waxaa ku dhintay ilaa Seddex ruux, waxaana sidoo kale la sheegay inay ku dhaawacmeen dad tiradooda lagu sheegay Shan ruux.

Hotelada iyo maqaayadaha ku yaallo goobta uu qaraxan ka dhacay ayaa waxaa aad u isticmaala mas’uuliyiinta iyo xildhibaanada dowlada Soomaaliya.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:24 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada