daajis.com:- Ra’isul wasaaraha DF Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in xukumadda uu soo dhisi doono ay si weyn uga duwanaan doonto xukumadihii dalka soo maray, islamarkaana uu ka Turjumi Doono Rabitaanka Shacabka Soomaaliyeed iyo Baahida uu Dalku u Qabo Dawlad ka dhaqaajisa Halka uu taagan yahay.
Wareysi uu Ra’isul wasaare Xasan Kheyre siiyay Idaacada VOA-da ayaa waxaa uu diirada ku saaray inuu soo dhisayo xukumad ka shaqeyn doonta amaanka Soomaaliya, la dagaalanta masuq maasuqa iyo Nidaaminta garsoorka.
RW Kheyre ayaa tilmaamay in shacabka Soomaaliyeed uusan ku ridi doonin niyad jab, Siyaasiyiin badan ayaa filaya iney kamid noqon karaan isbadalka cusub ee dalka ee uu hogaaminayo madaxweyne Farmaajo.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:30 and have
, Published at