daajis.com:- Qaar ka mida warbahinta Soomaaliyeed ayaa Xabsiga ku booqatay 118 Soomaali ah oo ku eedaysan budhcad badeednimo kuwaas oo ku jira xabsi u dhow magaalada Bumbay ee Dalka Hindiya, Iyadoona Noloshooda aad looga Daryinayo.
Qaar kamid ah Dhalinyarada ayaa Jidhooda ay ku Jiraan Rasaas ku dhacday markii lasoo qabtay 2011, Waxaana Qolkii lagu Seexdaa 33-Qof, Sidoo kalana ma jiraan Sariir, Buste iyo Furaash oo Dhulka ayay Seexdaan.
Asad Axmed Cabdulle oo kamid ahaa dadkii ku xidhnaa Xabsiga, Kuna dhashay isagu dalka Hindiya, Iyadoo loo xidhay Arimo la xidhiidha Baasaboorkii oo laga hadlay ayaa ka Warbixiyey Nolosha ay ku Jiraan Maxaabiista uu soo arkay, Taasi oo Naxdin iyo Murugo badan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:00 and have
, Published at