daajis.com:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya mudane, Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa markii u horeysay ka hadlay sababta uu u xirtay koofiyadda aan lagu aqoon jirin.
Madaxweyne Famaajo ayaa sheegay in wixii maanta ka bilaawda in uu yahay Nabadoon, uuna doonayo inuu isku soo dhaweeyo shacabka Soomaaliyeed.
Madaxweynaha ayaa hadalkani ka sheegay casho sharaf uu u sameeyay xildhibaanada baarlamaanka federaalka ee Soomaaliyeed ugu suubiyay xarunta madaxtooyada (Villa Somalia) ee magaalada Muqdisho.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 21:00 and have
, Published at