Daawo Video: Madaxwayne Farmaajo Muxuu Jecel yahay inuu ku Casheeyo iyo Siduu Kursiga madaxwayne u arko

Daawo Video: Madaxwayne Farmaajo Muxuu Jecel yahay inuu ku Casheeyo iyo Siduu Kursiga madaxwayne u arko

daajis.com:- Madaxwaynaha Cusub ee Soomaaliya Maxamed C.laahi Farmaajo ayaa intii aanu Xilka Qaban waxaa la waydiiyey Siduu u arko Kursiga Madaxwyane ee Soomaaliya  iyo Waxyaabaha uu Jecel yahay inuu ku Casheeyo.


Madaxwayne Maxamed ayaa sheegay  inuu Kursigaasi u arko mid aan Raaxo lahayn “Marka aad ku Fadhiisato , Danbigeedu waa kuu Qormayaa,Hadii aadan Ammaanada ilaalin, Hadii aadan Cadaalad samayn, Hadii aadan  Naxariis Lahayn “  Wuxuu sii raaciyey in Qofka Sadexdaasi aan kasoo bixi karin Aysan ahayn inuu kursigaasi Hawaysto.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:41 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada