daajis.com:- Beesha Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Siilaanyo (Habar-jeclo) Ayaa Mudaharaadka Lagaga Soo Horjeedo Saldhiga Millatari Imaaraadka Lagu Siinayo Ee London ayaa Isku Dayaya Inay Carqaladeeyaan Aflagaado Qaawana Ugeystey Beesha Sacad Muuse iyo Samaroon.
Waxa Kale oo ay Sheegeen In Beesha Habar-Jeclo Dhul-Balaadhsi Ka Sameyso Magaalada Berbera Kana Faa,ideystaan Ciidamada.
Warbaahinta ku hadasha Afka maamulkaasi ayaa Banaanka soo dhigtay Codad kala duwan oo Sir ah oo laga duubay Kulamadii iyo Hadaladii Beesha Habar-jeclo.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 15:39 and have
, Published at