Daawo: Wabigii Dhiiga iyo Dhimashada Yaxaasyada Adduunka ugu Waa weyn

Daawo: Wabigii Dhiiga iyo Dhimashada Yaxaasyada Adduunka ugu Waa weyn

daajis.com:- Wabi isku xira dhul balaaran oo u dhaxeeya wadamada Kenya iyo Tanzania ayaa waxaa loo qiray inuu yahay Wabiga ugu halista badan Caalamka halkaas oo ay qabsadeen Yaxaasyo aad u waa weeyn .


Wabigaan ayaa waxaa lagu magacaabaa The Mara River , waxaana maalin kaste iskaga kala goosha Lo´duureedka iyo Dameer farowga kuwaas oo ka quustay inay si nabad ah ku dhex maraan maadaama hareeraha Wabiga ay qabsadeen ama ka qaraabtaan Yaxaasyo aad u halis badan .


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada