Daawo : Kooxda Xidigaha Geeska oo Gaadhi Kula Gadoomay Galbeedka Hargeisa, “Waanu Toobad keenaynaa”

Daawo : Kooxda Xidigaha Geeska oo Gaadhi Kula Gadoomay Galbeedka Hargeisa, “Waanu Toobad keenaynaa”

daajis.com:- Waxaa Gaadhi Kula gadoomay Galbeedka magaalada Hargeisa Xubno kamid ah Kooxda Xidigaha Geeska oo uu ka mid yahay Mursal Muuse iyo Axmed Wali Furinle, Iyadoona Alle uu ka badbaadiyey Shilkaasi Naxdinta badan.

“Ilaahay ayaa Na Badbaadiyey, Todoba Qof ayaanu Ahayn,  Waa digniin, Ilaahay ayaau  uToobad Keenaynaa” Ayuu yidhi Axmed Wali Furinle.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA 




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada