DAAWO: Warbaahinta Maraykanka oo Daba dhigtay Madaxwayne Trump iyo Muuqaal Qarsoodi ah oo laga duubay

DAAWO: Warbaahinta Maraykanka oo Daba dhigtay Madaxwayne Trump iyo Muuqaal Qarsoodi ah oo laga duubay

daajis.com:- Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayay warbaahintu ka duubtay, isagoo xafidaya khudbadiisi uu golaha Koongarayska Maraykanka u jeediyay, waxaana muuqaalada warbaahintu duubtay muujinayeen isagoo isku dhex tijaabinaya gaadhiga dhexdiisa, waxaanu ahaa mid culayska ka haysta xafidaada khudbada laga dareemi karayay, kuna ilaaway inuu hoos u dhigo warqadaha uu ka akhriyayo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada