Daawo: Wasiir Maryam Qaasim Fariintii ay Shacabka Soomaaliyeed usoo dirtay

Daawo: Wasiir Maryam Qaasim Fariintii ay Shacabka Soomaaliyeed usoo dirtay

daajis.com:- Wasiirada cusub ee dhanka gargaarka Marwo Maryam Qaasim ayaa fariin qiiro leh la wadaagtay dadka Soomaaliyeed saacado kadib markii ay golaha wasiirada codka kalsoonida ka heleen


Maryam Qaasim oo lagu yaqaan damqasho iyo wax tar wanaagsan ayaa ka hadashay xaalada dalka gaar ahaan heerka ay gaarsiisan tahay abaarta Soomaaliya ka jirta

Wasiirada Gargaarka xukumada RW Kheyre ayaa si dheer uga hadashay sida ay tahay in dadka Soomaalida ah ay garbaha isku qabsadaan oo ay isu takuleeyaan.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:10 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada