Daawo: Xaaska Madaxwayne Farmaajo oo Qaaday Tallaabo Lagu Farxo

Daawo: Xaaska Madaxwayne Farmaajo oo Qaaday Tallaabo Lagu Farxo

daajis.com:- Marwada Koobaad ee dalka Saynab Cabdi Macalin ayaa magaalada Muqdisho ku Booqatay Fanaanadii Qaranka Saynab Xaaji (BAXSAN) iyo Dhaawacyo kale oo yaala Cisbitaalka Madiina, waxayna u kuurgashay Xaalada iyo Duruufaha ay Dhakhatiirtu ku shaqeeyaan.


Marwo Saynab ayaa Dhakhaatiirta uga mahad celisay Dedaalka ay Bulshada ugu Jiraan, waxayna sheegtay inay Nolosha ugu Horeeyaan Nabada, waxbarashada iyo Caafimaadku, islamarkaana waxay dadka Soomaaliyeed ee Waxbartay ee ku Nool Qurbaha ugu baaqday inay dadkooda gacan siiyaan.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada