daajis.com:- Madaxweynihii hore ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Fariin adag u diray Siyaasiyiinta iyo shacabka Soomaaliyeed ee ku kala dhaqan dalka iyo dibadiisa, Wuxuuna sheegay in shacabka Soomaaliyeed looga baahan yahay inay la shaqeeyan Dowlada Somalia ee uu hogaaminaayo Madaxweyne Maxamed C/llahi Farmaajo.
Xasan ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed iyo Siyaasiyiinta looga baahan yahay inay u sabraan Dowlada, isagoo sheegay in Dawladnimada laga wada SHaqeeyo. “Dawlada Cusub ee Soomaaliya uma Baahna Buuq, Mucaarad iyo iska Hor imaad, Dawladnimada hala garab istaago ” Ayuu yidhi.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 03:09 and have
, Published at