daajis.com:- Ootoo Biixi oo kamid ahaa Xubnihii Jabhadii SNM ayaa wuxuu ka Jawaabay Hadalo kasoo yeedhay Xasan Cawaale oo maamulka Somaliland ugu magacaaban Xildhibaan, Kaasi oo Aflagaado u gaystay Madaxwaynaha Soomaaliya, Sidoo kalana sheegtay inay Laad la dhaceen Alle ha u naxariistee Siyaad Barre.
Ooto Biixi ayaa sheegay in markii Dagaalku Soomaaliya ka dhacay uu Xasan Cawaale Adhiga ku Raaci Jiray Yemen, islamarkaana aanu waxba ka ogayn, Wuxuuna waydiiyey waxa uu uga hadli waayey kuwii ka danbeeyay ee Habar-Habarta, Sidoo kalana wuxuu u duceeyay Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya, Wuxuuna sheegay in hadalka Ninkaasi kasoo yeedhay uu yahay mid gef ah.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:12 and have
, Published at