Daawo Video: Jen. Xaamud oo Hadalkii Xasan sheekh uu ku taageeray ka Cabsi Qaba inuu Xilka Ku waayo oo ka hadlay

Daawo Video: Jen. Xaamud oo Hadalkii Xasan sheekh uu ku taageeray ka Cabsi Qaba inuu Xilka Ku waayo oo ka hadlay

daajis.com:- Xukuumaddda cusub ee Soomaaliya ayaa la filayaa in ay isbadal weyn ku sameyso hoggaanka taliyeyaasha ciidamada kala duwan, waxaana soo baxaya warar sheegaya in taliyaha booliska uu noqon doono mas’uulka ugu horeeya ee isbadalka saameyn doono.


Taliyaha booliska Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo bishii Dicembar xafladdii dabaaldega maalinta booliska Soomaaliyeed oo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ku sugnaa, isagoo markaasi si cad uctaageeray madaxweyen Xasan Sheekh. “Madaxweyne saddex sarkaal oo baarlamaanka soo gala codkooda waa ku tashaneysaa.”.

Kalmadaasi oo dhalisay eedeymo ay murashaxiintu usoo jeediyeen saraakiisha ciidamada ee ku lug yeeshay ololihii doorashada, Wuuxuna hada sheegay in Kalmadaasi ay si Khalad ah uga soo baxday Afkiisa, Maalintaasina ay Farxadu ka badatay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:18 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada