daajis.com:- Dalka Kenya ayaa weli wada qorshe lagu dar dar galinayo dhismaha darbiga laga dhisayo xadka labada dal ee Soomaaliya iyo Kenya wadaagaan, Kenya ayaana aaminsan in dhismaha darbigan uu yareenayo weerarada dagaalyahanada Al Shabaab ka geysanayaan gudaha dalka Kenya.
Derbigan laga Dhisayo xadka labada dal ayaa waxa uu saamaynta ugu xoogan ku yeelan doonaa dadka Soomaalida ah ee ku nool Xadka labadaasi dal, maadaama qoyaysaka dadkaasi ay maalin walba isaga gudbaan xadkaasi.
Shacabka ku nool deegaanadaasi ayaa ka walwelsan hadii derbigaasi la dhamaystiro inay arki doonaan dadkooda oo ku nool xadka dhanka Soomaaliya.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 03:00 and have
, Published at