daajis.com:- Raysal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta dhagax Dhigay Dhismaha Xarunta ay Yeelan Doonto Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya, Waxaana kasoo qayb galay Masuuliyiin ka duwan.
Rw. Khayre oo Halkaasi Khudbad ka jeediyey ayaa sheegay inay Soomaaliya Hada Cagta Saartay Wadadkii Horumarka, “Dalka Soomaaliya wuxuu noqday mid horay u socda, wax kasta Hal maalin lama Xalin Karo, Laakiin Tallaabo kasta oo horey loo qaado waa mid Farxad gelinaysa Shacabka “ Ayuu yidhi.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:37 and have
, Published at