Minneapolis: Kulan Balaadhan oo Lagu Taageeray R/wasaare Khayre (Muuqaal)

Minneapolis: Kulan Balaadhan oo Lagu Taageeray R/wasaare Khayre (Muuqaal)

daajis.com:- Waxaa dalalka Caalamka ka socda Munaasibadaha lagu soo dhowaynayo Madaxda Cusub ee Soomaaliya, Waxaana Kulan Balaadhan oo lagu Taageerayo R/wasaare Xasan Cali Khayre lagu qabtay Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota.


Kulankan ayaa waxaa Hadalko ka jeediyey Xildhibaano iyo Masuuliyiin ka tirsan DF-Somalia,  iyo Shacabka Soomaaliyeed ee dalkaasi ku dhaqan, Kuwaasi oo taageero iyo dhaqaalle Aruurin u sameeyay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:59 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada