Daawo Video Puntland iyo Universal TV oo Maxkamad uga Bilaabatay Garoowe, Dood adag iyo Sida ay Wax u dhaceen

Daawo Video Puntland iyo Universal TV oo Maxkamad uga Bilaabatay Garoowe, Dood adag iyo Sida ay Wax u dhaceen

daajis.com:- Waxaa Maxkamada Derejada Koobaad ee magaalada Garoowe ka Furmay Dacwad u dhaxaysa maamulka Puntland iyo Universal TV, Saxafiyiin iyo Qaybaha Bulshada ayaa ka qayb galay dhegaysiga Dacwada.


Qareenka difaacaya Universal Tv  Sheekh Siciid Axmed Faarax ayaa Xusay in Sharciga loo Maro Tallaabo kasta oo la qaadayo,  Wuxuuna sheegay in Xukuumadu isku darsatay Fulintii iyo Garsoorkii. DAAWO WAXA DHACAY.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada