DAAWO: Wasiirka Soomaaliga ah ee Ka Tirsan Dawlada Canada, oo Soomaalida UK Kulan la qaatay ( Khudbad Cajiib ah)

DAAWO: Wasiirka Soomaaliga ah ee Ka Tirsan Dawlada Canada, oo Soomaalida UK Kulan la qaatay ( Khudbad Cajiib ah)

daajis.com:- Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Ingiriiska ayaa Munaasibad Balaadhan magaalada London ugu samaysay Wasiirka SOCDAALKA IYO JINSIYADAHA Dalka Canada, Axmed Xuseen oo Asal ahaan kasoo Jeeda Soomaaliya, Isagoona u Jeediyey Khudbad Qiimo badan.


Wasiir Axmed ayaa Bulshada Soomaaliyeed ugu Baaqay inay wax ka qabsadaan dalalka ay Joogaan Iyagoo Xoojiyana Dhaqankooda iyo Diintooda, Diiradana ay saaraan Shaqooyinka, Waxbarashada iyo sida ay wax uga qaban lahaayeen halka ay ku sugan yihii, Islamarkaana aysan ku Mashquulin Siyaasada ka durugsan.

“Wiil Sodon Jir ah oo Hooyadii ay Leedahay Sharabaadka (Socks) ayaad Ilowday, Way Bahdilaysaa arintaasi, Caruurta Marka ay yaryihiin Ha lagu dhiiri geliyo inay wax qaban karaan ”


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada