MUUQAAL: Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo ah Ninkii ay isku magaca Noqdeen Siilaanyo oo Warbaahinta la hadlay.

MUUQAAL: Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo ah Ninkii ay isku magaca Noqdeen Siilaanyo oo Warbaahinta la hadlay.

daajis.com:- Waxaa maanta magaalada Hargeysa warbaahinta Kula hadlay Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo ah Ninkii ay Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo isku magaca ahaayeen kas oo dhawaaan ay Ciidanka wadooyinka Hargeysa Jeelka dhigeen.


Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta markii jeelka Hargeysa laga sii dayey waxaa uu Cambaareyn Dusha uga tuuray Taliyaha Wadooyinka Hargeysa isla markaana ku sheegay in xadhigiisa loo maray wado khaldan.

Wuxuuna sababta magacan uu ula baxay u cuskadey Jecel iyo maxabo uu u qabo Siilaanyo.isla markaana uusan dooneyn in uu magaca Siilaanyo meel uga dhaco.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:34 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada