MUUQAAL: C.wali Gaas “Waxaan P.land ka Hirgelin Somalia kama Hir-gelayaan”

MUUQAAL: C.wali Gaas “Waxaan P.land ka Hirgelin Somalia kama Hir-gelayaan”

daajis.com:- Madaxweynaha maamulka  Puntland Cabdiweli Gaas ayaa ku dhawaaqay in puntland ay fasaxday furashadda iyo meelmarinta ururadda siyaasadda ee doorashooyinka gollaha degaanka.


“Fadhi ku dirirka ka taga oo xisbi ku dirirka u gudba, dad badan ayaa  lahaa dowladu daacad kama ah nidaamka dimoqraadiyadda, hadda waa furan yihiin nidaamkii xisbiyadda ee furta xisbiyo” ayuu yidhi,

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada