MUUQAAL: RW. Khayre oo Sameeyay Arin Taariikhiya ” Booqashadii Sangub iyo Baxsan iyo Wixii uu Lasoo Kulmay

MUUQAAL: RW. Khayre oo Sameeyay Arin Taariikhiya ” Booqashadii Sangub iyo Baxsan iyo Wixii uu Lasoo Kulmay

daajis.com:- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre oo ay wehliyaan xubno ka tirsan golahiisa wasiiradda ayaa booqday Fananada wayn ee Soomaaliyed Saynab Xaaji Cali Baxsan oo ka mid ah fananinta hoboladda qaranka waabari oo qaliin loogu sameeyay xameetidda taas oo ku jirta Isbitaalka Blue Star ee magalaadda Muqdisho.


Dhanka kale, Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, guddooomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaaji Cabdullahi , Ra’iisul wasaare ku xigeenka iyo xubno ka tirsan golaha wasiiradda magacaban ayaa cisbitaalka Erdogan Ex. Digfeer ku booqaday bukaano ay ka mid yihiin sii hayaha xilka wasiirka dekadaha iyo gadiidka badda , Abwaan Maxamuud Cabduulahi Ciise Singub ,film qaade Cabdixamiid Karazay oo ka tirsan Tvga Universal iyo hooyadda xildhibaan Cabdifataax Geesay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada