Muuqaal: Gabadh Lagu Sixray Boorama oo Warbaahinta loo soo Bandhigay iyo Dhacdo yaab leh (Daawo waxa dhacay)

Muuqaal: Gabadh Lagu Sixray Boorama oo Warbaahinta loo soo Bandhigay iyo Dhacdo yaab leh (Daawo waxa dhacay)

daajis.com:- Magaalada Boorama ee Xarunta Gobalka Awdal waxaa ka dhacdey dhacdo la yaab badan oo sixir ah kadib markii Gabadh yar oo Adeeg loo dirsadey ay  Qof Dumar ah jidka ku taabatay kadibna ay sixirtay hadalada Gabadhan yar ee warbaahinta loo so Bandhigay ayaa ku tiiraabaysa“Gabadhii ayaan Rabaa,Gabadhii ayaan Rabaa,,


dhacadan oo ah mid  si aad ah uga yaabisay shacabka ku dhaqan Magaalada Boorama iyo Guud ahaan Gobalka Awdal.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada