Daawo:- Cadaalada oo la waayaa waxa ay horseedaa burbur- Sheikh Said Ali

Daawo:- Cadaalada oo la waayaa waxa ay horseedaa burbur- Sheikh Said Ali

daajis.com:- Assalamu Calaykum WW Cadaalada oo la waayaa waxa ay horseedaa burbur. Caalamka Islaamka burburka haysta waxa kow ka ah cadaalad la'aanta ka jirta wadamadaas. Barmaamijkan labaad ee Akhlaaqda iyo burburka umadaha waxa aan kaga hadli muhiimada ay cadaaladu u leedahay jiritaanka umadaha. 

Fadlan halkan ka daawo siina fidi hadii aad awoodo.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:50 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada