Daawo:- Nuucyada Akhlaaqdu Ukala Baxdo iyo Sheikh Said Ali

Daawo:- Nuucyada Akhlaaqdu Ukala Baxdo iyo Sheikh Said Ali

daajis.com:- Assalamu Calykum walaal  Akhlaaqdu waa lama nooc,  akhlaaq qofka ku khaas ah iyo akhlaaq wadareed ay umadu wadaagto. Burburka umad ku dhacaa waxa  marar badan sabab u ah bur burka ku yimaada akhlaaq wadareedka bulshadaas.

In shaa Allah waxa aan idinla wadaagi doonaa dhawar barmaamij oo ka hadlaya akhlaaq wadareedka bulsho burbur looga badbaadin karo.Barmaamijkani waa kii kowaad ee barmaamijyadaas, waxaanan kaga hadli doonaa akhlaaqda iyo muhiimada ay mujtamaca u leedahay. Fadlan hadaad waqti haysato daawo siina fidi.....

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada