daajis.com:- Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Shiikh Aaden ayaa si kulul uga hadlay Qorshaha Qaar kamid ah Xildhibaanada Soomaaliya ay ku diidan yihiin Xukuumada Cusub.
“Baarlamaanka Soomaaliya waxaan ugu baaqaa inay xukuumada ansixiyaan, xukuumada baahida badan baa loo qabaa , oon badan baa loo qabaa, hadii hada la is jiid jiido oo ay wakhti kale qaadato waxaan cabsaneyna dhibaatada inay sii dheeraato.
Maadaama aduunku uu dowladda Soomaaliyeed kaalmeeyo ,dowladd inuu kaalmeeyo uu diyaar u yahay aysana si kale kaalmo ku bixineyn, muddo dheer isbedelka ilaa August inuu dhamaado ayeey ahayd markii hore wakhti dheer ayaa raacay , wakhti dheer oo dhowr bilood ah ayaa hada isbedelkii jiitamay”. ayuu yidhi Shariif Xasan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 15:00 and have
, Published at