daajis.com:- Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli i Gaas ayaa maanta u duulay Dalalka Itoobiya iyo Imaaraadka Carabka, isagoo ka duulay garoonka diyaaradaha ee Boosaaso.
‘’Waxaan maanta u ambabaxaynaa aniga iyo weftiga aan hogaaminayo safar kooban oo aanu ku tegi doono Dalalka Itoobiya iyo Imaaraadka Carabta, halkaas oo aanu uga qayb geli doono hawlo la xiriira amniga iyo horumarinta kaaba yaasha dhaqaalaha Dawladda Puntland, illahay waxaan ka rajaynayaa inuu nagu soo guuleeyo socdaalkaas waxbadan oo khayr u ah Dawladda Puntland iyo shacabkeedaba aanu ka keeno kana soo faa’iidno’’ Ayuu yiri.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:56 and have
, Published at