MUUQAAL: Gacantaada Biyo maku siin laheyd maska Aduunka u halista badan

MUUQAAL: Gacantaada Biyo maku siin laheyd maska Aduunka u halista badan

daajis.com:- Tuullo ku taal Koonfurta Hindiya oo abaar xun ay ka jirto ayaa waxaa kooxaha badbaadinta xayawaanka ay heleen maska dunida ugu halista badan ee loo yaqaan King Copra, kasoo oon ba’ay duurka ugu soo baxay.


Sida ka muuqata muuqaalkaan, biyo caag ku jira ayaa gacanta lagu siinaya iyagoo iska ilaalinaaya, afkana uu u hoorsanayaa sida ka muuqata video-gaan.

Maska Copra-ha ayaa wuxuu ka mid yahay xayawaanka ugu halista badan adduunka, qaniinyadiisana ay halis tahay.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:09 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada