MUUQAAL: Gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn oo Gudiga Gurmadka Abaartu ka Madax Baneeyeen Puntland iyo S.land

MUUQAAL: Gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn oo Gudiga Gurmadka Abaartu ka Madax Baneeyeen Puntland iyo S.land

daajis.com:- Gudiga heer Qaran ee Gurmadka Abaaraha ayaa sheegey in uu bilowday wejigii 2aad ee loogu gurmanayo dadka Soomaaliyeed ee Abaaruhu ay saameeyeen, Waxayna soo bandhigeen Lacaga loo Qorsheeyay Maamul goboleedyada dalka iyo gobolada Qaar kamid ah.


Sheekh Nuur Baaruud Gurxan ayaa ka Warbixiyey Sida loo Qaybiyey lagac Tiradeedu dhan tahay (Malyan,  Boqol iyo Konton kun oo Dollar).

Dhinaca kale Gudiga Heer Qaran ee Abaaraha ayaa Gudoomay Lacago kale oo loogu tala galay Gurmadka Abaaraha ka Jira Soomaaliya.

1. Galmudug $150,000
2.Hirshabeelle $150.000
4. Koonfur galbeed $150.000
5. Jubaland $150,000
6. Gobolka Banadir $100.000
7. Somaliland $ 200.000
8. Sool  Sanag iyo cayn $100.000
9. Puntland $150,000


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada