MUUQAAL: Hogaamiyaha Ahlu-sunnah oo meesha ka saaray in Galmudug jirto Iyo Arimaha yaabka leh ee uu Sheegay

MUUQAAL: Hogaamiyaha Ahlu-sunnah oo meesha ka saaray in Galmudug jirto Iyo Arimaha yaabka leh ee uu Sheegay

daajis.com:- Shiikh Maxamed Shaakir oo hogaamiya maamulka Ahlu-sunna ee ka jira gobollada dhexe “ Waxaan lacag ka helnaa shacabka taageersan xoreynta Ahlu Sunna, Maamulkeenna waxaa ku mideysan oo taageersan Galmudug, Alhu-sunna Iyo Ximin Iyo Xeeb, waana maamul ay ku jiraan dhammaan beelaha dega Mudug, Galguud iyo Hiiraan”.


Hadalkan oo uu shaakir u sheegay warbaahinta Goobjoog ee fadhigeedu yahay Muqdisho, waxaa intaasi ku daray in maamulkiisu ka taliyo Galgaduud, Mudug iyo Hiiraan, xadka maamulkiisuna uu yahay Puntland, wuxu sheegay inaysan aqoonsaneen Galmudug iyo Hirshabelle.

Maxamed Shaakir oo ay Muqdisho 4sano kahor ugu danbeysay waxaa uu dhowaan halkaasi uga qaybgalay caleemasaarka Madaxweyne Farmaajo, isagoo la kulmay madaxweynaha kadib xafladii caleemaasaarka.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada