daajis.com:- C.raxmaan Ismaaciil oo ahaa Ninkii ay dhowaan ku dhacday Qisada la yaab leh, ee Xaaskiisu ay Guriga Keensatay Gabadha Malxiisada ah, ee markii danbe la ogaaday inay tahay Nin ayaa Warbaahinta la hadlay.
C.raxmaan ayaa codsaday in dhamaan dadka Arintaasi yaqaana ee Culimadu ay ka garabsiiyaan Xukunkeeda, Wuxuuna sheegay inay Qalbi Jab wayn ku noqotay Arintaasi.
Sidoo kalana Qaar kamid ah dadka Dariska ah ayaa ka Warbixiyey waxa ay Moodayeen Ninka Gabadha iska dhigay, iyo Waxyaabihii uu Caanka ku ahaa, Iyagoo moodi Jiray Gabadh aad u Fir-fircoon.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:00 and have
, Published at