Sawirro: Madaxweyne kamid noqday Shaqaalaha Qashinka ka nadiifiya waddooyinka dalkiisa

Sawirro: Madaxweyne kamid noqday Shaqaalaha Qashinka ka nadiifiya waddooyinka dalkiisa

daajis.com:- Madaxweynaha dalka Slovenia Borut Pahor ayaa bilaabay shaqooyin cajiib ah si uu kalsooni uga helo shacabkiisa kadib markii si joogta ah uu uga qeybqaatay Nadaafada dalkiisa.

Borut Pahor ayaa ka hor imaaday in howlaha Nadaafada lagu daayo keliya shacabka iyo shaqaalaha Dowlada kuwooda qaabilsan bilicda dalka.
Borut Pahor, waxa uu sheegay in dalka uu yahay dalkiisa isla markaana uusan garaneynin sabab uu ku fadhiyo kursiga marba haddii uusan la shaqeyneynin shacbka dalkiisa.

Borut Pahor, waxa uu sidoo kale ka qeybqaadanayaa dhismaha waddooyinka qaar waxa ayna ishu qabaneysay isagoo Makiinad ku simaaya mid kamid ah laamiyaasha dalkiisa.
Borut Pahor oo 53-jir ah ayaa sheegay in shaqada noocaani ah uu ku jiro caafimaadkiisa sidaa darteedna uusan garaneynin sabab uu ku nasto.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada