Taliyaha Ciidamadda Xoogga Dalka oo beeniyay inuu xilka iska casilay

Taliyaha Ciidamadda Xoogga Dalka oo beeniyay inuu xilka iska casilay

daajis.com:- Taliyaha ciidanka XDS S/Gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa beeniyay inuu xilka iska casilay, isagoo sheegay in warar been abuur ah laga lagu faafiyay.


Taliyaha oo ay soo xigatay Idaacadda Dowladda Muqdisho ayaa sheegay in wararkaasi ay yihiin been aan sal raad laheyn, isagoo tilmaamay in warkaasi ay faafiyeen shaqsiyaad dano gaar ah leh.


Wuxuu sheegay in lala xisaabtami doono kuwa faafinaya dacaayadda raqiiska ah ee lidka ku ah madaxda, wuxuuna intaasi ku daray inuu sii wadi doono shaqadiis

Warbaahinta Muqdisho ayaa soo bandhigtay xog ku saabsan mushaar ka maqan ciidamo ka tirsan milateriga Soomalaiya oo gadoodsan, kuwaas oo mushaarkoodii loo wareejiyay degaano kale.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada