Ururka Saxafiyiinta Qaranka oo si adag uga hadlay Xadhiga Tv-ga Universal ee Puntland iyo Wariye Coldoon (Daawo)

Ururka Saxafiyiinta Qaranka oo si adag uga hadlay Xadhiga Tv-ga Universal ee Puntland iyo Wariye Coldoon (Daawo)

daajis.com:-  Ururka Saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa si kulul uga  hadlay xadhiga Maamulka Puntland uu saaray Xafiiska Universal Tv ee deegaanada Puntland, Iyagoona C.wali Gaas ugu baaqay inuu Xaq-dhowro Madax banaanida Saxaafada.


Dhinaca kale waxay siwayn uga hadleen Xadhiga Wariye C.maalik Coldoon oo Mudo  20-Casho ku siman ku Jira Xabsiga magaalada Hargeisa, Iyagoona soo jeediyey in Xoriyadiisa loosoo Celiyo.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada