Daawo: Banaan-baxyo waa weyn oo maanta ruxay HARGEYSA iyo Shacab Guryahooda Xoog looga Dumiyay

Daawo: Banaan-baxyo waa weyn oo maanta ruxay HARGEYSA iyo Shacab Guryahooda Xoog looga Dumiyay

daajis.com:- Waxaa maanta magaaladan Hargeysa ka dhacay Mudaharaad Balaadhan kaas oo ay soo qaban qaabiyeen Shacabka ku dhaqan magaalada Hargeysa oo aad uga gadooday isla markaana ka cadhooday Kadib markii xubno ka socda Xisbiga Kulmiye oo Ciidan wataa ay Burburiyeen Guryo Dad shacab ah.


Guriyaha La burburiyey isla markaana ay arrintan banaanbuxu ka dhalatay ayaa waxaa ay ahaayeen Guryo ku dhagan Hotel Jirde oo ay leedahay Xaaska Siilaanyo isla markaana ah Hotel hada la dhisayo ayaa waxaa la dumiyay guryihii shacabka ee aagiisa ahaa.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada