DAAWO: Faysal Waraabe oo Hargeisa yimid oo Weerar ku qaaday RW. Khayre, Kana hadlay Wada-hadalka Khaatumo

DAAWO: Faysal Waraabe oo Hargeisa yimid oo Weerar ku qaaday RW. Khayre, Kana hadlay Wada-hadalka Khaatumo

daajis.com:-  Waxaa magaalada Hargeisa maanta kusoo Noqay Faysal Cali Waraabe Wuxuuna sheegay inuu meelo kala duwan soo maray, Islamarkaana uu doonayo inay Dhaafaan Dooxa magaaalada Hargeisa.


Faysal Waraabe ayaa si kulul Weerar ugu Qaadya Raysal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo dhowaan sheegay inuu Midnimada ku Qancin doono maamulka Somaliland, Wuxuuna sidoo kale soo hadal Qaaday wadahadalka Khaatumo iyo Somaliland.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:42 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada