Daawo: RW KHAYRE“Wakhtigii ay jiri-jirtay Ra,iisul Wasaare iyo Madaxweyne is qab qabsadaa way soo Dhamaatay,,

Daawo: RW KHAYRE“Wakhtigii ay jiri-jirtay Ra,iisul Wasaare iyo Madaxweyne is qab qabsadaa way soo Dhamaatay,,

daajis.com:- Ra,iisul wasaaraha Soomalia Mudane Xasan Cali Khayre oo maanta ka qayb galayey Munaasibad si heer sare ah loo soo agaasimay isla markaana Shahaado sharaf dhanka shaqo wanaaga ah lagu gudoonsiinayey Gudoomiyaha Golaha Baarlamanka Somalia Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari taas oo ay Dowladda Talyaanigu u garwaaqsatay in uu yahay Shikhsi 4 sano ee lasoo dhaafay qabtay shaqo wanaagsan.


Ra,iisul Wasaare Khayre ayaa ka hadlay xaalada Soomalia sida loo samata bixin karo“Wakhtigii ay Jiri-jirtay Madaxweyne,Barlaman iyo Ra,iisul Wasaare is Dagaala waa in aan ku badelnaa wakhtigii aan dhamaanteen Gacmaha is qabsan lahayn,,ayuu yidhi Mr Khayre.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada