Daawo: Saleebaan Gaal oo Weerar Afka ah ku qaaday Baarlamaanka Somalia oo MOOSHIN ka keenay Saldhiga Berbera

Daawo: Saleebaan Gaal oo Weerar Afka ah ku qaaday Baarlamaanka Somalia oo MOOSHIN ka keenay Saldhiga Berbera

daajis.com:- Gudoomiyaha Golaha Guurtida Maamulka Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan Saleebaan Gaal oo maanta warfidiyeenka kula hadlayay Magaalada Hargeysa ayaa weerar afka ah ku qaaday isla markaasna sheegay in aysan waxba ka badeli karin Baarlamaanka Somalia Heshiishka Militeri ee Garoonka Berbera ee Imaaraadka Somaliland dhawaan la gashay.


Salebaan Gaal ayaa sheegay in mooshinka ay Baarlamaanka Somalia wadaan uu yahay mid waxba kama jiraan ah isla markaana aan waxba u dhimi doonin heshiiska Militeri ee ay wada galeen Somaliland iyo Dowladda imaaraadku.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada