Daawo: Xildhibaan Sakariye oo Sharafta ka qaaday Amisom, Kana hadlay Geesi Nimada Soomaalida oo Koox YUKREYN ka dagaalamaysa ay la Baxday

Daawo: Xildhibaan Sakariye oo Sharafta ka qaaday Amisom, Kana hadlay Geesi Nimada Soomaalida oo Koox YUKREYN ka dagaalamaysa ay la Baxday

daajis.com:- Xildhibaan Sakariye Xuseen oo kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay la xisaabtan la’aanta Ciidamada Amisom iyo Dhibaatooyin Ba’an ee dalka Soomaaliya ay ka gaysteen Wakhtigii ay ku sugnaayeen.


“Ciidamada Amisom waa inay banneeyaan goobaha muhiimka ah ee ay ka haystaan dawlada iyo shacabka sida ‘jaamacadaha, iskoollada, bangiyada, warshadaha… iyo rugaha ciyaaraha” Ayuu yidhi.

Dhinaca kale wuxuu ka hadlay Geesimada Soomaalida, Isagoona tusaale usoo Qaatay Koox ka dagaalamaysa Dalka YUKREYN oo la baxday magaca Soomaaliya, iyagoona ku Macneeyay Geesiyaal aan Biqin, Wuuxuna sidoo kale Xusay in duulaan lagu hayay Khayraadka iyo Dhulka Soomaalida loona baahan yahay Shacab iyo Ciidanba in la wada difaaco.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada