DAAWO VIDEO: Wasiir Bayle oo Shirkii Washington ka sheegay arin farxad leh, Kana Waramay Qorshaha Soomaaliya

DAAWO VIDEO: Wasiir Bayle oo Shirkii Washington ka sheegay arin farxad leh, Kana Waramay Qorshaha Soomaaliya

daajis.com:- Wasiirka Maaliyadda Somalia Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo Ka qeybgalay shirka ha’ada lacagta Aduunka ee IMF Iyo World Bank aysoo qabanqaabiyeen oo in kabadan 200 wadan wasiirada isla Maaliyada ee dalalka Caalamku ay Ka qeybgaleen ayaa wuxuu ka hadlay arimo kala duwan.


“Soomaaliya lacagtii deymaha ee $5.5 Billion ee Dollar laga rabay waa loo dhaafayaa qeyb ahaan ama gabi ahaan, haddi ay la timaado dowlada cusub la xisaabtan Iyo dowlad leh maamul maanaagsan “ Ayuu yidhi Bayle.

Sidoo kale wuxuu si faah faahsan uga hadlay waxyaabaha ay Halkaasi hordhigeen, Halka Soomaaliya ay wax u marayaan iyo Qorshaha Xukuumada cusub ee Qaybta uu ka yahay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:05 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada