Dhegayso VOA: Ciidanka Kenya oo Fal Naxdin iyo Argagax badan ka gaystay Gobolka Gedo iyo Caruur la duqeeyay

Dhegayso VOA: Ciidanka Kenya oo Fal Naxdin iyo Argagax badan ka gaystay Gobolka Gedo iyo Caruur la duqeeyay

daajis.com:- Laba caruur ah ayaa dhimatey mid kalana dhaawac daran ayaa soo gaarey ka dib markii ciidamada Kenya ay duqeyn ka geysteen deegaanka Coos Qurun oo ka tirsan degmada Ceel-Waaq ee Gobolka Gedo.

Dadka deegaanka ayaa VOA-da u sheegay in ciidmada Kenya ay soo gaareen deegaanka dhowr iyo laabtan saac ka hor inta aysan sameynin duqeyntan.
Wariyeha VOA Sahra Cabdi Axmed oo la xariirtey maamulka iyo qoyska ay dhibaatada kasoo gaartey duqeyntaan ayaa warbixintan ku eegaysa.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:47 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada