daajis.com:- Puntland Ayaa ka Hadashay Lacag Dowladda Faderaalka Soomaaliya Ugu Deeqday Puntland Arinta Abaaraha Iyadoona ka Cabaday Lacagta Lasiiyey Inaysan Xiligani U Qalmin Maamulo Ka Yar lacagta Lasiiyey In Puntland Lasiiyo.
Madaxweyne Kuxigeenka Puntland Ayaa Sheegay Inay Kusoo Qaxeen Puntland Dad Tiro Badan Oo Ka Kala Imaaday Dowlad Deegaanka Itoobiya,Galmudug,Iyo Soomaliland Ayna Puntland U bahan Tahay kaalmo.
Waxa Uu Madaxweyne Kuxigeenka Puntland Cabdixakim Xaaji Cabdulahi Camey Sheegay Inay Dowlada Ku Dhaliilayaan Qaabka Lacagta 150 KUn Dollar Puntland Siisay Iyadoo ka Badan Tahay Abaarta Iyo dadka Kusoo Qaxay,
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 09:30 and have
, Published at