Muuqaal: Beesha Agoonyar ee Abgaal oo eedayn iyo Hanjabaad usoo jeedisay Madaxda dawlada Soomaaliya

Muuqaal: Beesha Agoonyar ee Abgaal oo eedayn iyo Hanjabaad usoo jeedisay Madaxda dawlada Soomaaliya

daajis.com:- Beesha Agoonyar oo kamid ah beesha Harti Abgaal waxay soo saartay war-murtiyeed ay ku dhaleecaysay Dowlada uu Hogaamiyo madaxweyne Farmaajo, beeshan oo uu kasoo jeedo madaxweynihii hore ee Sheekh Shariif ayaana sheegtay in dowlada aysan wax xaquuq ah ka helin.


Waxaana Halkaasi ka hadlay Odayaal iyo waxgarad kasoo jeeda Beesha, Kuwaasi oo Warbaahinta la  wadaagay waxyabaha ay ka Cabanayaan, Kuna eedaynayaan Madaxda Dawladda, Waxayna sidoo kale sheegeen inay leeyihiin Ciidamada ugu badan ee Dawlada ku jira.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada