MUUQAAL: Jabuuti oo laga Hirgeliyey Deked Cusub iyo Markabkii u Horeeyay ee kusoo Xidhay Qaabka loo Qaabilay

MUUQAAL: Jabuuti oo laga Hirgeliyey Deked Cusub iyo Markabkii u Horeeyay ee kusoo Xidhay Qaabka loo Qaabilay

daajis.com:- Waxaa deked Cusub laga hirgeliyay dalka Jabuuti Dhismaha Deked Cusub, iyadoona uu kusoo Xidhay Markabkii ugu Horeeyay isagoo Siday Gaadiid aaad u tiro badan.


Masuuliyiinta Dawlada Jabuuti iyo Saraakiisha Qaybaha kala duwan ee Dekedda ayaa Gudoonsiiyey Shahaadooyin Maraakiibta ugu soo Horeeyay ee kusoo Xidhay dekedda Cusub.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada